DAAWO VIDEO: Isbarbar dhig lagu sameeyay tirada ciidan iyo tayada hubka ee Mareekanka iyo Kuuriyada Waqooyi

Isbarbar dhig lagu sameeye tayada iyo tirada ciidan ee labada wadan Mareekanka iyo Waqooyiga Kooriya ayaa ku tusinaysa farqi wayn oo kala fogaasho ah balse dagaal haddii uu dhaco mar walbo khasaaro yaraan malahan.

Isbarbar dhigaan ayaa lagu sameeyay awooda Milatari tan dhaqaale iyo mida hubka walba oo ay tira ahaan ka heystaan iyo waliba ciidanka markiiba dagaal gali karo iyo kuwa kaydka ahaanaya oo wadar ahaan la xisaabiyay.

waana video gaaban macno wayna ku fadhiya daawasho wacan.

Hadaba halkan hoose ka daawo video