DAAWO VIDEO: haweeney maseyr dartiis u toogatay gabar ay ninkeeda saaxiib ahaayeen

Haweeney u dhalatay dalka Nigeria ayaa waxay sameysay ficil aan horey looga baran haweenka kaasoo ah inay meel dukaan wayn ah ku dhex toogatay gabar kale oo saaxiib la ahayd ninkeeda.

Haweeneydan wakhtiga ay weerarka qaadeyse ayay ku hubeysneed bistoolad taasoo si toos ah u abaartay gabarta ay tooganayse iyo ninka qabay haweeneyda wax toogatay iyo ilmaheeda yar kuwaas oo ka dukaameysanaaye Supermarket wayn gudihiisa halkaas oo ay ka dhacday toogashada.

 

Halkan ka daawo videoga dhacdadaas