Daawo Video cusub dagaal culus oo u dhexeeya burcad badeed Soomaali ah iyo ilaalo Markab ganacsi

Waxaa dagaal xoogan dhex maray burcad badeed soomaali ah iyo qolyo ilaalo ka ahaa markab taagnaa badweynta Hindiya dagaalkan ayaa u muuqday mid ay weerar ahaayen burcadda dooneysay inay af-duubtaan markabka.

Halkan ka daawo dagaalka