Daawo Video Booliska Nigeria oo si arxan daro ah u garaacay Nin xaqiisa raadsanaaye

Booliska Nigeria ayaa waxa uu ku dhaqaaqay fal la yaab ku noqotay bulshadii ka ag dhowaa agagaarka arin qariib ah kadib markii nin hantiile ahaa kaasoo booliska dharka madow ee madaniga ah ku amray inay garaacaan nin asaga u shaqayn jiray kaasoo ka codsaday inuu siiyo mishaarkiisa billaha ahaa oo isku gaaray 2 bil muran yar kadib ayaa ninkan dhibanaha ah boolisku si arxan daro ah u garaaceen ayagoo u adeegsanayey budad ilaa uu hadalba kari waayay.

Waxaa jira dhalinyaro iyo urur ka dhisan degaanka uu falkan ka dhacay kuwaas oo durba codsaday in lasiiyo xaqiisa dhibanaha sidaas loo garaacay ayagoo dalbanaya in garab lagu siiyo sidii ninkaas taajirka iyo booliska uu adeegsaday loo keeni lahaa sharciga hortiisa.

 

Halkan hoose ka daawo videoga dhacdadaan.