DAAWO SAWIRRADA: Dhulgariir Xoogan Oo Ku dhuftay Dalalka Giriiga Iyo Turkiga

Waxaa shalay Uu dhul gariir Xoogan oo cabirka awoodiisa lagu sheegay 6.3 uu ku dhuftay Magaalooyin ku yaala dalalka Giriiga iyo Turkiga,
Magaalada Xeebeedka Izmir ee xadka dhaw ee dhinaca bada la Leh Dalka Griiga ayuu bur bur xoogan soo gaarsiiyay. kooxaha gurmada Masiibooyinka ayaa shaagay in dhulgariirkani uu ka dhashay qasaaro baaxad leh oo isugu jira burbur hanti iyo dhimashada dad fara badan,

Sidoo Kale Magaalada Lesbos ee Dalka Giriiga ayaa qasaaro Kaas la mid ah soo gaaray. Waxaana iminka socda dadaalo iyo gurmad Loo fidinaya dadkii waxyeeladu ka soo gaartay masiibada dabiiciga ah,