Daawo sawirada dad ku faraxsan cunista hilibka dadka.

Wadanka Thailand waxa uu ka mid yahay wadamo yar oo ay kasoo muuqdeen dad cuna hilbaha aadanaha, Xaafada aan magaceeda la shaacin ayaa noqotay mid laga argagaxo ka dib marki ay kasoo muuqdeen dad cuna hilibka dadka.
Sawirdan hoos ka muuqda waxaa kasoo qaaday nin aan sidaa uga fogeen meesha lagu qalanaye qofkan hadda hilibkiisu halkan waranyahay waxa uu sawir qaadahani yiri  “marki aan maqlay sheekada ku saabsan in xaafadan dadka lagu qasho ma aaminin waayo wali indhahayga ma saarin balse hadda ayaan xaqiiq u arkay ayakoo hilib bini aadam qaybsanaya kuwaaso isagu jira dadka degaanka oo xataa waxaa ku jira nin boolis ah oo cadkiisa hilibka dadeed dhankiisa ka qaadanaya”
Waxa uu intaas ku daray “waxaan ogaan waayay sida ay dadka u dilaan dabcan waa si sahlan ayuu yiri narkaad u fiirsato dadkaani uma muuqdaan inay wax dambi ah ku jiraan waayo way faraxsanyihiin aadna waxay u xiisaynayaan inay cunaan qofkan hadda u qalan haddaba halkaan hoose ka eeg muuqaalka sawirada qofka u qalan dad cunkan xaafada laga baqdoo degan.