Daawo muuqaalkan Dadka reer Peru oo noqday dadka ugu xaasidsan.

 

Dalka Peru waxaa ka jira abaaro waxaana laga dareemay magaaloyinka waaweyn hadaba muuqaalkan ayaa ku tusinaya sida ay ula dhaqmeen eey haraadsan oo wata baaldi yar kaas oo raadinaya biyo oo cabo balse dadka reer Peru ee meeshaas ka ag dhawaa ayaan wax caawinaad ah siinin eeygaas haraadsan taasoo ay halkii ay biyo waraabin lahaayeen ugu dhaqaaqay inay video ka duubaan taasoo dadkii daawaday ka careysiisay waxayna ugu codeeyeen dadka u xaasidsan xiligan la joogo hadaba xaywaanka ayaa ah noole la nool aadanaha marki ay daruuf adag qabsatana u dhaqma si walba uu wax ku heli lahaa.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka