Copenhegan: Xarunta ugu weyn ee Tareenada laga raaco oo lagu arkay Walxaha Qarxa

Waxaa dib loo furay xarunta tareenada ugu weyn ee magaalada Copenhegan caasimada dalka Denmark. kadib markii mudo saacado ah la hakiyay isticmaalka xaruntaas isla markaana laga saaray rakaabkii tareenada rraaci lahaa,

Arintan ayaa timid kadib markii caawo fiidkii Boolis-ka lagu wargaliyay in gudaha xarunta lagu arkay walxaha qarxa. taasoo keentay in gabi ahaanba la hakiyo isticmaalka tareenada dadweynaha,

Boolisku wali sharaxaad kama bixin arintaas. Waxaana Wali socda baaritaano,

©Goobsan  Media