Burcada koofur Afrikaan Ah Oo Toogtay Muwaadin Soomaaliyeed

muwaadin somaaliyeed ayaa lagu toogtay dalka soth africa wararka ayaa sheegaya burcadan togashada geesatay ay iska soo dhigeen dad wax ka iibsan raba markuu dhinacooda u dhaqaaqayna toogtay

muwaadinka sooomaaliyeed ee la toogtay ayaa magaciisa lagusoo gaabiyay asad lama sheegin halka uu ka yimid.

asad oo dhalinyar soomaali ah ayaa ka mid noqday boqolaal dhalinyaro ah oo ku naf waayay dalka koonfurta afrika ku waa oo lagu toogtay dalkaas.

soth africa ayaa waxaa caada ka ah dilalka loo gesto ajaanibta waxaana muuqanaya daal xumada ciidamada amaanka wadankaas.

safaarada soomaaliya ee koonfur afrika weli kama hadlin dilka loo geestay muwaadinka soomaaliyeed ee ganacsada aha.