Aqalka Sare Ee BFS Oo Ansixiyey Guddiyo KMG Ah Iyo Xubnaha Hab-Dhowrka.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS, Cabdi Xaashi C/llhi wx uu maanta Shir-guddoomiyey Kulnkii 6-ad ee Golahaasi, kaasi oo looga hadlay Dhismha Guddiyo ka tirsan kuwa Aqalka Sare iyo Hawl-wadeeno u xil-saaran Dhowrista Nidaamka.

Xildhibaandda Aqalk Sare ee BFS waxay isku raaceen Dhismaha GuddiyaddaKMG, kuwaasi oo kala ah:-

  • Guddiga Sameynta Miisaaniyadda Aqalka Sare
  • Guddiga Shaqaaleynta Shaqaalaha Aqalka Sare
  • Guddiga Sameynta Xeer Hoosaadka
  • Guddiga Amniga
  • Guddiga Samaynta Aqalka Sare.