Agaasimihii Waaxda Dabdamiska Dowlada Hoose ee Xamar oo xilka laga qaaday.(Wareegto)

Maamulka Gobalka Banaadir ayaa xilka qaadis horey ugu sameeyay 4 bisha February ee sanad 2017 Agaasimihii Waaxda Dabdamiska Dowlada Hoose ee Xamar Cabdullaahi Maxamed Cabdulle ( Saney) oo maanta sheegay inuu is casilay.

Sidoo kale Howl wadeenada Waaxda dabdamiska Dowlada Hoose ee Xamar ayaa sheegay in aysan ka maqneyn wax xaquuq ah islamarkaana ay diyaar u yihiin gudashada waajibaadka ay bulshada u haayan.

Halkan ka Aqriso Warqada kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xusen Jimcaale.

©Goobsan Media