Booliska dalka Mareekanka ayaa toogasho ku dilay nin madow ah xili Facebook live looga daawanayay taasoo qal qal ku abuurtay dadka Madowga ah gaar ahaan dadka garanayay ninka dilka loo geystay oo lagu magacaabo Philando Castile.
Dhacdadaan ayaa waxaa si xoogan u cambaaraayay Gudoomiyaha Gobolka Minnesota kaasoo si caro leh ku sheegay in haddi uu ahaan lahaa Nin cadaan ah aanan tacadigan foolxumada ah lagula kici lahayn.
Halkaan ka daawo Muuqaalka.