Waxaa Maanta Maxkamadda Magaalada Uppsala ee dalka Sweden laga bilaabay kiis Dacwad ku saabsan gabadh lugu kufsadaay magaaladaas islamarkaas na laga duubay. fidyoow kadibna la soo galshay aaladaha Bulshada Sida Facebook iyo Youtube,
kiiska dacwadan ayaa lagu soo eedeeyay Nin da’diidsu tahay 21 Jir, Waxaana la filayaa in Maxkamadda la hor keeno 8 qofood oo marqaati ah kuwaasoo si toos ah u daawanayay xiliga falkan kufsiga ah uu gaysanayay Ninkan dhalinyarada ah.
Waxaa lagu wadaa in mar kale la isugu soo laabto Maxkmadda si loo sii ambaqaado kiiska dacwadan la xiriirta kufsiga isla markaana go’aan looga gaaro.
©Goobsan Media