Afhayeen u Hadley Ciiddanka JENDERMARIE iyo Ilaaladda Xeebaha ee dalkaasui ayaa sheegay inay labadi imaalmood ee ugu dambeysay gacanta ku soo dhigeen 205 Tahriibayaal ku sugnaa Goballadda IZMIR, AYDIN, MUGIYA IYO KANAKALE.
Dhinaca kale, Gobalka EDRINE ee W/galbeed ee Turkiga waxaa lagu qabtay 54 Tahriibayaal ka soo kala jeeda Somali, Pakistan iyo Bangalesh, kuwaasi oo la sheegay inay Turkiga ka soo galeen Xuduudka Iiraan.
Warbaahinta Turkiga waxay kaloo sheegeen in Tahriibayaal kale la qabtay, xilli ay doonayeen inay si sharci-darro ah ugu gudbaan dalka Giriigga.
Afhayeen u hadlay Hay’addaha Ammaanka Turkiga ayaa sheegay inaysan Muhaajiriinta la qabtay wadanin wax Dumkumentiyo ah oo Sharci ah.