Daacish-ta Soomaaliya oo shaacisay Muuqaalka Ninkii isku qarxiyay magaalada Boosaaso (Sawiro)

Ururka Daacish oo sheegtay Weerarkii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari. Kooxda Daacish-ta Soomaaliya ayaa shaacisay Muuqaalka ninkka asagu isku miidaamiyay Dadka Shacabka ahaa ee Magaalada Boosaaso kaasoo u muuqda nin dhalinyaro ah laguna magacaabo Abuu-Qudaama waa sida ay magaca ku sheegheen Balse waa magac ay u yaqaanaan kaliya Ururka Daacish … Continue reading Daacish-ta Soomaaliya oo shaacisay Muuqaalka Ninkii isku qarxiyay magaalada Boosaaso (Sawiro)