27.3 C
Mogadishu
Friday, December 14, 2018

Dowladda Soomaaliya iyo Ururka Al-shabaab oo wadahadal ku dhex mari...

Dowladda Qadar ayaa dooneysa inay wada hadalsiiso Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Ururka Al-shabaab, ayadoona Rajaynaysa in wadahalkaasi qabsoomo isla markaana ay  garwadeen ka noqon...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo AMMISOM kala hadlay dilkii ay dadka Shacabka...

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa sheegay in uu la kulmay taliyaha Ciidanka AMISOM oo uu kala hadlay sidii...

Xildhibaanadi Maamulka K/Galbeed ee ku sugnaa muqdisho oo ku laabtay magaalada...

Xildhibaanadii maamulka Koofur Galbeed ee maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo. Sidda ay xaqiijiyeen ilo lagu...

HOUSE DESIGN

Nin maleegayay Dil iyo Qaraxyo qorsheysan oo lagu qabtay magaalada Muqdisho

Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa xalay howlgal ka dhacay degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ku soo qabtay nin la sheegay inuu ku howlanaa...

STAY CONNECTED

0FansLike
65,982FollowersFollow
20,405SubscribersSubscribe

MAKE IT MODERN

LATEST REVIEWS

Xoojinta Garsoorka oo bilaabatay iyo 18 Garsoore oo shaqada laga Joojiyay

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Ibraahin Iidle Saleebaan, ayaa shaqada ka joojiyay 18 Garsoore oo ka tirsan Hay’addaha Garsoorka dalka, kana hawlgalaayay maxkamado ku...

PERFORMANCE TRAINING

Daawo sawiro: waxyeelada iyo kasoo kabsashadii Niyuklerkii lagu dhuftay dalka Japan

Magaaladii ugu horeysay oo lagu dhufto Atomic Bomb Niyukler waxay ahayd magaalada taariikhda gashay ee Hiroshima taasoo wajahday musiibo dagaal tii ugu xumayd intii...

Ahlu-sunna Oo Soo Dhoweysay Shirka Maamul goboleedyada ee Kismaayo

Maamulka Ahlu-sunna ee gobollada dhexe ayaa soo dhoweeyay shirka maamul goboleedyada uga socda magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Ku xigeenka hoggaamiyaha maamulka Ahlu-sunna...

Banaanbax looga soo horjeedo Xariga Qalbi dhagax oo ka dhacay London (Sawirro)

Qaar ka mid ah Soomaalida Kunool Magaalada London ee Caasimadda Britain ayaa dhigay Banaanbax ballaaran oo ay kasoo horjeedaan dhiibitaanka Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi...

SAWIRRO: Wararkii ugu dambeeyay Weerarkii lagu qaaday Guriga Senitor Cabdi Qaybdiid

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta Weerar ku qaaday Guriga Guddoomiyaha Guddiga dastuurka ee labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale” Qeybdiid” Waxaa uu...

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday saldhig ku yaala Kenya kana Gubay 2 Gaari

Hal Askari oo Ka tirsan Ciidamada Booliska dalka Kenya ayaa la dilay halka Laba Gaari oo ay lahaayeen Laamaha amniga lagu gubay weerar maanta...

HOLIDAY RECIPES

Khilaafka Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo laga cabsi qabo inuu...

Xildhibaan Siidoow Aadan Abaadir oo kamid ahaa Xildhibaanada Baarlamaankii 9-aad ee Soomaaliya oo wareysi siiyay mid ka mid ah warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa walaac...

WRC RACING

HEALTH & FITNESS

BUSINESS

Warbaahinta Goobsan kala Soco Wararkii U danbeeyay ee Dunida