Germany: Soomali Ka Mudaharaaday dhibaato Ka haysata Qaadashada Dhalashada Wadanka (SAWWIRRO)

Magaalada Darmstadt ee gobolka Hessen waxaa maanta kadhacay banaanbax si heer sare ah loo Soo agaasimay, Jawiga banaaanbaxa ayaa ahaa mid ay kamuuqatay wadaniyad iyo umad ubisil in ay dareenkooda kucabiraan banaanabaxa.

Xubno kasocday jaaliyada magaalada Kassel ayaa kamid ahaa ka qayb galayaasha banaanbaxaas oo laqaybsaday walaalahooda Darmstadt.
Zusammen sind wir stark .

Midnimadu waa sheyga kaliya ee umadi ay kuhormari karto Marka waxaa loo baahanyahay mar waliba in la ilaaliyo midnimada iyo wadashaqeenta walaaltinimo.

Magaalada Darmstadt waxaan kusoo arkay dhaliyaro isugu jira gabdho iyo wiilal oo ay kamuuqato somalinimo jecelna in ay wadajirka wax waliba ku dhameeyaan.